Wararkii Ugu Dambeeyay Shirka ka dhacaya Afisiyooni iyo Madax goobta gaartay

Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in teendhada Afisiyooni ka furmo shirka looga hadlayo arimaha doorashada iyo khilaafka ka taagan oo dhax maraya Dowlada federaalka iyo Madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira. Teendhada Afisiyooni waxaa ka socda qaban qaabadii ugu dambeesay ee furitaanka shirkaasi, waxaana amaanka goobta uu shirku ka dhacayo si buuxda ula wareegay … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Shirka ka dhacaya Afisiyooni iyo Madax goobta gaartay